Bogga Wararka BUUNA
www.buuna.8m.net
Boggan waxaad ka heli kartaa warar ku saabsan arimaha Soomaaliya gaar ahaan caasimadda Muqdisho.
Wararkii Ugu Danbeeyay
Isbaheysiga D/Jubba Oo Muddo 3 Maalmood Dhaqaalaha Dekedda Kismaayo Ugu Deeqaaya Gobolada U Dhow Ee Aabaraha Ka Jiro
(guji-riix) Buuna/Muqdisho
Madaxda Afrika Oo Go`aan Wadajir ah Ka Qaatay In Soomaaliya Laga Qaado Cunaqabataynta Hubka
(guji-riix) Buuna/Muqdisho
Wasiirka Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Oo Eedeyn Kulul U Soo Jeediyay Idaacadda Horn Afrik
(guji-riix) Buuna/Muqdisho
Laba Cornel Oo Ka Tirsan Sarakiisha Booliiska Soomaaliyeed Oo Muqdisho Si Kala Gaar ah Loogu Dilay (guji-riix) Buuna/Muqdisho
Xubnaha Labada Gole ee Muqdisho Oo Si Wadajir ah U Tageeray Heshiiskii Cadan
(guji-riix) Buuna/Muqdisho
Guddoomiyaha Barlamaanka Oo Dadaal Xoogan Ugu Jira Sidii ay u Taageeri Lahaayeen Wasiirada Hubaysan ee Muqdisho Heshiiskii SANCA
(guji-riix) Buuna/Mogadishu
Urur Ay Leeyahiin Farsamayaqaanada Sheybaarka Caafimaadka Ee Soomaaliyeed Oo Muqdisho Looga Dhawaaqay (guji-riix) Buuna/Mogadishu
Xubnaha Labada Gole Ee Muqdisho Oo Baaq Ka Soo Saaray Dagaalada Socda
(guji-riix) Buuna Mogadisho
Ciidamo Xaafadeedka Degmada Wardhiigley Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Isgoyska Wadada Aadan Cadde! ( guji-riix) Buuna/Mogadishu
Jamhuuriyada Yamen oo Maanta Soomaliiya U Magacday Safiir Cusub(guji-riix)
Xubnaha labada gole ee muqdisho oo si weyn u soo dhaweeyay heshiiska madaxweynaha iyo g/barlamaanka! (guji-riix) Buuna/Mogadishu
Gudiga Olombikada Soomaaliyeed (GOS) oo soo saaray war cad!
(guji-riix) Buuna/Mogadishu
Dad gaari Saarnaa Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Loogu Gaystay Isgoyska Sanca Ee Magaalada Muqdisho (guji-riix) Buuna/Mogadishu

Saciid Ibraahim Xuseen (BUUNA)
Ogeysiis Muhiim ah.. Wixii warar oo ka duwan wararka ku qoran Boggan waxaad ka heli kartaa Bogga kale ee ah www.buuna.s5.com sidaas iyo la socosho wacan . waxaa kale Aqristaha aan ku Wargelinaayaa hadddii aad aragtid wararka markaad aqrinaysid in uu bogga kuugu xiray bogga somaliweyn waa qoraalka Orginal-ka marka aad warka aqrisid Guji/Riix Back oo dib ugu soo laabo Bogga www.buuna.8m.net .
Wararka Sawirada Wehliya
Horyaalkii 7-aad Ee Wiilasha Kubadda Gacanta Soomaaliya Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Muqdisho
(guji-riix) Buuna/Mogadishu
Horyaalka 23-aad Ee Gabdhaha Kubadda Koleyga Soomaaliyeed Oo Ka Furmay Muqdisho
(guji-riix) Buuna/Mogadishu
Muslimiinta Caalamka Oo Caro Xoogan Ka Muujiyay Meel ka Dhaca Uu Wargeyska Jyllands-Posten Ee Ka Soo Baxa Dalka Denmark U Gaystay Rasuulka ( SCW ).
(guji-riix) Buuna/Muqdisho
Xaflad Lagu Soo dhaweynaayay Madaxda Cusub ee Xiriirka Ciyaaraha Fudud Oo Ka Dhacay Muqdisho
(guji-riix) Buuna/Muqdisho
Shirka Guud Ee Hay`adda Isku Xirka Nabadda iyo Xaquuqul Aadamiga INXA Oo Ka Furmay Muqdisho
(guji-riix) Buuna/Muqdisho
Halkan ka dhageyso
Waa barnaamij ku saabsan qaabka ay uga qeeb galeen wariyayaasha somaliweyn hambalyada wariyaha sanadka ee Shukri Sheekh
XASUUSTA DHACDOOYINKII UGU WAA WEYNAA MUQDISHO 2005 Buuna/Mogadishu
(guji-riix)
![]() Waa warkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana inoo sheegaya Xudeyfi iyo Saciid Buuna Somaliweyn Radio/Muqdisho |
Waa Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada
Aqristaha sharafta leh waa ku mahadsan tahay booqashadaada boggan www.buuna.8m.net . waxaan kuu rajaynaayaa in aad waqtiyo danbe oo xiiso leh in aad ku qaadan doontid boggan oo goor dhow la casriyayn doono. Mahadsanid Aqriste.
